Faahfaahin: Masuul ka tirsan Jubbaland oo ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose kaasoo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa ka dhacay masjidka Qadiim ee magaalada Kismaayo hortiisa ka dib markii uu halkaas isku qarxiyey qof xirnaa jaakad laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa. Waxaa qaraxaas … Continue reading Faahfaahin: Masuul ka tirsan Jubbaland oo ku dhaawacmay qaraxii Kismaayo